Go’aano culus oo kasoo baxay Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda Soomaaliya (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiiradda, waxaana shirka maanta ahaa mid xasaasi ah oo looga hadlay arrimo badan oo khuseeya howlgalada socda. Gabogabada shirka golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa laga soo saaray go’aano culus oo la xariira xoojinta howlgalada ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ee xilligan ka … Continue reading Go’aano culus oo kasoo baxay Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda Soomaaliya (Sawirro)